Training & Research

Tababar sharci iyo cilmi-baaris lagu xoojinayo garsoorka.

16/05/2026, Avv. Maxamed Nuur Xasan wuxuu ardayda Jaamacadda Soomaaliya (UNISO) u qabtay training ku saabsan nidaamka maxkamadaha dalka iyo sida garsoorku u shaqeeyo.

UNISO legal training

Nidaamka maxkamadaha dalka iyo sida garsoorku u shaqeeyo.

Training-ku wuxuu diiradda saaray fahamka qaab-dhismeedka maxkamadaha, doorka garsoorka, hannaanka dacwadaha, iyo sida ardaydu ugu diyaargaroobi karaan xirfad sharci oo masuuliyad leh.

  • Taariikh: 16/05/2026
  • Goob: Jaamacadda Soomaaliya (UNISO)
  • Bixiye: Avv. Maxamed Nuur Xasan
  • Mawduuc: Nidaamka maxkamadaha dalka iyo shaqada garsoorka

Research focus

Waxaan qabannaa training iyo research sharci.

Page-kan waxaa lagu shaacin karaa trainings cusub, workshops, legal awareness sessions, iyo qoraallo research oo xafiisku bulshada iyo hay'adaha u qabto.

Nala xiriir

Gallery

Sawirrada training-ka UNISO.